Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada JSL, Taliyeyaal iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Hargaysa kaga qayb galay Aad Qaran oo loo sameyey Alle SWT ha u naxariiste Hoggaankii Baadhista Danbiyada (C.I.D) Ciidanka Booliska JSL, Gaashaanle Sarre Faysal Xiis Cilmi oo lagu aasay Xaabalaha Halleeya.
Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo halkaasi ka hadlay ayaa Alle uga baryey in uu Marxuumka Jannatul Firdowsa Aclaa ka waraabiyo Eheladii, Qarabaadii iyo Ciidanka Booliska JSL ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa Marxuumka ku sifeeyey shakhsi si hufan ugu soo shaqeeyey Qaranka JSL.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฒ๐ซ),
๐๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐



Be the first to comment