Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Salaaddii Ciidal Fitriga kaddib kulan Quraac ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Gudoomiyaha Golaha Wakiillada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Maayarka caasimada Hargeysa .
Kulankan ayaa xambaarsanaa farriin midnimo Qaran, wada-shaqaynta Dhadhaarrada Qaranka, iyo xoojinta nabadda, xasilloonida iyo hannaanka Dawladnimada.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฒ๐ซ),๐๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐






