Madaxweynaha JSL oo magacaabay Safiirka Somaliland u fadhiisan Doona Dalka Israa’iil .

Hargeysa-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud u magacaabey in uu ahaado Safiir buuxa oo idman (Extraordinary and Plenipotentiary) oo Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dawladda Israaโ€™iil .

Safiirkan ayaa leh dhammaan haybadda, awoodaha, xuquuqaha iyo waajibaadka ku xusan xilkaas, si waafaqsan Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, xeerarka dalka u yaalla, iyo qawaaniinta caalamiga ah ee diblomaasiyadda.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ), ๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐