Khudbad Sanadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha JSL ka Hor Jeediyey Labada Gole Barlamaan Ee Qaranka Jsl .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Khudbad Sannadeedkiisii Dastuuriga ahayd ka hor jeediyey fadhiga Labada Gole Qaran ee Baarlamaanka, isaga oo si qoto dheer uga hadlay xaaladda guud ee dalka, horumarka la gaadhay iyo himilooyinka mustaqbalka.

Khudbaddan oo ahayd mid taariikhi ah ayaa si weyn u soo jiidatay dareenka bulshada Somaliland gudaha iyo dibaddaba, maadaama ay xambaarsanayd aragti hoggaamineed, jihayn Qaran iyo fariimo muhiim ah oo ku saabsan midnimada, horumarka iyo difaaca Qaranimada iyo qaddiyadda Somaliland.

𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫), 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝